Monday, July 14, 2025

Guddoomiyaha Barlamanka oo ka baxay Madaxtooyada Somalia, una guuray Hotel…

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka baxay xarunta Villa Uganda ee  ku dhex taalla Madaxtooyada, kadib saddex maalmood oo gurigiisa lagu xayiray.

Xildhibanno ka tiran Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey inuu Guddoomiye Mursal ka guuray xaruntii uu ka deganaa Madaxtooyada, kadib cadaadis iyo xayiraad uga yimid amarro uu bixiyey madaxweyne Farmaajo, waxaana la sheegay inuu degay Hotelka Shabeel ee degmada Wadajir, una dhow Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Arrintan ayaa waxaa si weyn u cambaareeyay xildhibaannada Baarlamaanka, waxaana hore wax laga xumaado ugu tilmaamay xubno ka tirsan bulshada rayidka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON