Friday, July 4, 2025

DEGDEG: Guddoomiye Mursal oo qabtay Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweyne Farmaajo [IMPEACHMENT]

War laga helay xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegaya inuu qabtay Mooshin xil ka qaadis Madaxweyne (Impeachment) oo ay saxiixeen xildhibaanno gaaraya 92.

Guddoomiye Mursal ayaa la sheegay inuu qabtay Mooshinka, iyadoo uu xilligaasi la joogay mid ka mida guddoomiye ku xigeennada Baarlamaanka, waxaana socday dadaal lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka ka dhex taagnaa Guddoonka Baarlamaanka ee ka dhashay markii uu Guddoomiyaha Baarlamaanka dib u soo celiyay Guddigii Maaliyadda ee uu kala diray Guddoomiye ku Xigeenka koowaad C/weli Muudey.

Mooshinkan oo la sheegay inuu ahaa mid hor u dhicisoobay kadib weerarkii lagu qaaday sanadkii hore bishan oo kale Guriga C/raxmaan C/shakuur ayaa dhowaan dib loo soo nooleeyay, iyadoo la filayo in uu soo shaac baxayo saacadaha soo socda.

HOOS WAXAA KU CAD IN SI RASMI AH LOO QABTAY MOOSHINKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON