Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Guddoomiye Taabit oo ku dhawaaqaya Go’aankiisa Xil ka qaadista lagu sameeyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow lagu wadaa inuu saxaafadda la hadlo.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu guddoomiye Thaabit hadda isu diyaarinayo shir jaraa’id oo uu ku qabanayo Gurigiisa, waxayna ilo ku dhowdhow sheegayaan inuu ku dhawaaqi doono inuu aqbalay xil ka qaadista lagu sameeyay.

Saxafiyiinta ayaa iminka ku sugan goobta shirka jaraa’id waxaana la wada sugayaa go’aanka guddoomiye Taabit Maxamed oo maanta wadatashi la lahaa dhinacyo kala duwan.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON