Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Guddoomiye Waaxeed lagu dilay Dagaal lagu qaaday Ciidamada Xasilinta magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gudoomiye Waaxeed lagu dilay iska hor imaad dhex maray ciidamada xasilinta ammaanka iyo ciidamo ka horjeeda.

Dagaalka ayaa maanta ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan oo ay howlgal ka wadeen ciidamada isku-dhafka ah ee xasiilinta magaalada Muqdisho iyo ciidamo ku sugnaa degmadaasi.

Guddoomiyihii Waaxda Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan Cabdi Maxamed Dhegey ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay dagaalka dhex maray labada ciidan.

Wararkii ugu damnbeeyay ayaa sheegaya in ciidamada weerarka ku qaaday ciidamada sugaya ammaanka caasimadda ay baxsadeen kadib dagaalka ay la galeen ciidamada xasilinta.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON