Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Guddoomiyihii SH/hoose & Mas’uuliyiin kale oo lagu Qarxiyay duleedka Muqdisho

Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gawaari uu la socday Guddoomiyaha  cusub ee Gobalka Shabeelaha Hoose ee dhawaan xilka loo magacaabay.

Qarax ayaa ka dhacay meel u dhow degaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho waxaana wararkii ugu horeeyayay sheegayaan inuu ku dhaawacmay Maxamed Ibraahim Barre, waxaa kaloo qaraxa ku dhaawacmay guddoomiyaha degaanka Ceelasha Biyaha  Ayaan Xasan, halka askar la socotay ay soo gaartay dhimasho iyo dhaawac leh.

Wararka ayaa sheegay in Qaraxa oo ahaa miino culus ay sababtay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan Xaaladda guddoomiyaha Gobolka SH/hoose oo la sheegay in  la dhigay Isbitaal ay leeyihiin Ciidamada AMISOM.

Faahfaahin ku saabsan Qarixii lala beegsaday Guddoomiyaha Sh/Hoose & Xaaladda Dhaawiciisa

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON