Wednesday, July 2, 2025

DEGDEG: Qaraxyo ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho

Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday Xarunta  Madaxtooyada Villa Somaliya, iyadoo ay agagaarka Madaxtooyada ee Degmada  Wardhiigley ku dhaceen ugu yaraan afar madfac oo qaraxyo waaweyn dhaliyay.

Dadka qaar ayaa ku waramaya in dhaawac iyo qasaare kale uu jiro. Gawaarida gargaarka degdega ah ayaa ku sii jeeda degaanada Degmada Wardhiigley waxaana laga soo qaaday sida wararkii ugu danbeeyay sheegayaan dad dhaawac ah oo waxyeelo ka soo gaartay weerarka Hoobiyeyaasha ah.

 

Faafhaahin kale la soco dhowaan…

 

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON