Saturday, July 19, 2025

DEGDEG: Howlgal aan hore loo arag oo Caawa ka socda magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu magaaladaasi ka socdo howgal aan hore loo arag oo dhinaca ammaanka ah.

Howlgalkan ayay ka qeyb qaadanayaan ciidamada ammaanka ayaa ka socda xaafadaha degmada Hodon, waxaana dadka la qabtay ee lagu soo ururiyay howlgalkan oo saacad socda ay gaareen ku dhowaad 300 ruux.

Waxaa lama filaan ahayd in caawa la qabtay qof kasta oo ciidamadu ay gaareen, waxaana ka mida rag wata gadiidka dameeraha, gaari gacanleyaasha iyo dad guryahooda u socday.

Howlgalkan ayaa la sheegay inuu qeyb ka yahay sugidda ammaanka, waxaana muuqata in dib loo soo celiyay howlagallada dadka faraha badan lagu xiri jiray hore hay’adaha ammaanka ugu caan baxeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON