Monday, July 14, 2025

Jawaari oo sharci darro ka dhigay shaqo joojintii C/weli Muudey ku sameeyay Xoghayaha guud ee Barlamanka [Qoraal]

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan iyo sharci  darroku tilmaamay go’aankii Gudoomiye kuxigeenka koowaad Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudey uu shaqada kaga joojiyay Xogeyaha Guud ee Baarlamanka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux.

Guddoomiye Jawari oo qoraal soo saaray goor dhoweyd, ayuu  sheegay in go’aankaasi aanu heysan wax sharciyad ah, isla markaaana guddoomiye ku xigeenka koowaad awood u lahayn inuu shaqo ka fariisin ku sameeyo xoghayaha guud ee Golaha Baarlamaanka

Hoos  ka akhriso Qoraalka Gudoomiye Jawaari

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.\

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON