Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Jeneraal ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dlay Jeneraal ka tirsanaa ciidamadda milateriga ee xoogga dalka.

Jeneraalka la dilay ayaa lagu magacaabaa Jneral Yuusuf Ali Qasaay oo ku magac dheeraa (Yuusuf Cagey), waxayna wararku sheegayaan inuu dilkiisa ka dambeeyay kadib muran dhul oo uu ku lug yeeshay.

Jeneraal Yuusuf Cagey ayaa lagu dilay Xaafadiisa oo ku dhow isbitaalka Xoogga Dalka ee degmada Hodan ee Gobalka Banaadir, waxaana dilkiisa ka danbeeyay sida wararku sheegayaan sarkaal kale.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON