Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya xukuumadii Siyaad Barre ninka lagu magacaabo Gen. Maxamed Siciid Xersi (Moorgan) ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo musharaxnimada Madaxwaynaha Puntland 2019.
Xaflad hadda ka socota magaalada Boosaaos ayaa lagu wadaa inuu Jen. Morgan uga dhawaaqo musharaxnimadiisa.
HOOS KA DAAWO