Sunday, July 13, 2025

Madasha Qaran oo heshiis ka gaartay xilliga Doorashada & Waqti lagu daray

War hordhac ah oo laga helayo shirka Madasha ee madaxda Soomaalida uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray xilliga doorashada iyo waqtiyada ay dhacayaan:

  1. Doorashada xildhibaanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka
  2. Doorashada Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka
  3. Xilliga dhaarinta xildhibaanada labada Aqal
  4. Xilliga la dooranayo Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa
  5. Xilliga la dooranayo Madaxweynaha

Faahfaahinta iyo qoraalka shirka ayaa hadda gacanta lagu hayaa, waxaana xilliga doorashada muddo ilaa laba bilood ah, iyadoo lagu wado in horaanta Bisha November 2016 ay dhacdo doorashada madaxweynaha oo ugu danbeeya.

Shirka Madaxda oo la filayo in lasoo gabagabeeyo goor dhow ayaa laga gudbay caqabado soo wajahay shirka oo ku saabsan goobaha Doorashada ka dhaceyso iyo Beelaha qaarkood.

Shirka ayaa dib loogu dhigay maalintata Sabtida ee 6 Ogost iyadoo arrimo kale ay harsan yihiin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON