Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Maxkamadda Magaalada Hargeysa oo Xabsi sanado ah ku riday Naciima Abwaan Qorane

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaaladaasi ay xukun xabsi ah ku riday Naciima Abwaan Qorane.

Maxkamadda Gobolka Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa xabsi gaaraya 3 sano ku xukuntay haweeneydan oo loo heystay arrimo ay ka mid yihiin: Hawlo Qaranka Somaliland ka dhan ah oo qofku ka sameeyo dalka dibediisa, kaasoo ku xusan Qodobka 212 ee Xeerka Ciqaabta iyo Ceebeyn Qaran oo ku xusan Qodobka 219 ee Xeerka Ciqaabta.

Waxaa kaloo lagu soo eedeeyay Qoraal la sheegay in Naciima soo dhigtay barteeda Facebook-ga. kasoo la sheegay in lagu wiiqayo jirtaanka Somaliland, midnimadiisa iyo wada jirkiisa.! Eedda labaad waxaay ku saabsan tahay “cay iyo ceebayn ay u gaysatay Somaliland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON