Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Is-miidaamiye isku dhex qariyay Maqaayad ku taalla Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qof is miidaamiyay uu isku qarxiyay Baar dhexdiis.

Ninkan ayaa la sheegay inuu qof shacab ah iska soo dhigay, kadibna uu Maqaayada soo dhexgalay, iskuna qarxiyay.

Wararkii ugu horeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya inuu dhaliyay dhimasho  iyo dhaawac, iyadoo ciidamada ammaanka ay xireen goobta uu qaraxu ka dhacay.

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa u dhow Xarunta Madaxtooyada Maamulka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.

Faahfaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON