Tuesday, June 24, 2025

Mooshin ka dhan ah Heshiiskii madaxweyne Farmaajo la galay Itoobiya & Eritrea oo la gudbiyey [Akhriso]

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ku saabsan in mooshin lagu dalbanayo in Baarlamaanka la hor keeno heshiisyada uu dalalka shisheeye la galay Madaxweyne Farmaajo intii uu xilka hayey.

10 xildhibaan ayaa saxiixay Soo-jeedin ‘mooshin’ loo gudbiyey Baarlamaanka, waxaana lagu doonayaa in Baarlamaanka uu ka doodo heshiisyada mugdiga badan ku jiro ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la galay dalal ay ka mid yihiin  Itoobiya iyo Eritrea.

Heshiisyadan qaarkood ayaa la sheegay inay yihiin qarsoodi oo madaxweynaha keliya uu si shaqsi ah u galay iyadoo aysan ku wehlin cid ka tirsan xukuumadda ama baaralmaanka, loona sharxin shacabka.

HOOS KA AKHRISO MOOSHINKA IYO XILDHIBAANNADA SAXIIXAY

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON