Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Mukhtaar Roobow oo isu dhiibay Dowladda Soomaaliya & Maamulka K/Galbeed

Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Wadaadka ka goostay Alshabaab ee Mukhtaar Roobow Cali uu isu dhiibay maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur ayaa sheegay in  in Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu ogolaaday inuu maamulkooda ku soo wareego kadib waanwaan muddo dheer u socoday.

Afayeenka Maamulka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Abuukar “Gacma” ayaa Warbaabina u sheegay in Sheekh Mutaar Roobow uu iska dhiibay degmada Xudur ee Xarunta Gobalka Bakool, isagoo ay ay la socdaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed.

Ma jiro wax war ah oo kas oo baxay dowladda Soomaaliya iyo Sheekh Roobow oo dagaal culus ay maalmahan ku hayeen kooxda Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON