Saturday, August 13, 2022

DEGDEG: Munaasabadda Shaacinta Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Somaliya

Waxaa hadda bilaabatay munaasabadda shaacinta Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya, kadib dib u dhacyo hareeyay Liiska xubnaha Wasiirada.

Waxaa MAdaxtooyada, gaar ahaan xarunta Ra’iisal wasaaraha ku sugan Wasiirada la magacaabo, waxaana ugu horeyn goobta ka hadlay Ra’isia lwasaare Xamza Cabdi Barre oo sheegay inay muddo dheer ku qaadatay dhismaha xukuumadda, maantana uu soo bandhigayo Golaha uu soo xushay.

HALKAN KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA CUSUB

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON