Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Musharixii ugu horeeyay oo ka baxay tartanka Doorashada Soomaaliya [Waa kuma.?]

Musharixii ugu horeeyay ayaa ka haray tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya, isagoo shir jaraa’id uga dhawaaqay tanaasulkiisa.

Prof. Cali Maxamed  Geedi ayaan noqday musharixii ugu horeeyay ee isaga hara, kana baxa tartanka. Isagoo ka hadlayay xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho ayuu sheegay Cali Maxamed Geedi inuu joojiyay hankiisii damiciisii ahaa  inuu u tartamo xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya inuu Cali Geedi taageerayo musharaxa kale ee C/qaadir Cosoble Cali oo isna u taagan xilka madaxweynaha.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON