Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Nin Ganacsade ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin ganacsade ah goor dhoweyd lagu dilay magaalada.

Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa Xaafadda Sanca ee Magaalada Muqdisho ku dishay Nin ka mida ganacstada wax ku iibiya Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumka aya goobta ku geeriyooday markii ay rasaas ku fureen dableyda xilli uu marayay agagarka Hotel Panorama ee u dhow Isgoyska Sanca.

Ciidamada ammaanka ayaa gooobta gaaray kadib falka dilka ah, iyadoo ay baxsadeen dableyd ka dambeysay dilkiisa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON