Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Odayaasha taageersan Shariif Xasan oo ku dhawaaqay in dib loo dhigay Doorashadii K/Galbeed

Qaar ka mida odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen doorashadii maamulkaasi oo la filayey inay dhacdo 17-ka Novembar 2018.

Odayaasha Golaha dhaqanka K/Galbeed oo tageersan madaxweyne Shariif Xasan ayaa  shir ay ku qabteen magaalada Baydhaba goor uga dhawaaqay dib u dhigista doorashada maamulka Koonfur Galbeed.

Waxay Odayaashan ku eedeyeen inay magaalada Muqdisho u qaaday xildhibannadii Baarlamaanka Koonfur Galbeed, iyadoo siisay  lacag laaluush ah, waxayna ku amartay sida ay sheegeen inay doorteen musharax ay wataan, sidaasina dib  loogu dhigay doorashadii, iyadoo aan waqti kale loo qaban.

Shariif Xasan oo xilkii madaxweyne ee K/Galbeed ka dhammaaday ayaa go’aansaday inuu hakiyo doorasahada, kadib markii uu xaqiiqsaday in looga guuleysan doono, waxaana laga cabsi qabaa in K/Galbeed ay gasho jawi xasilooni la’aan siyaasadeed.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON