Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Qarax aad u weyn oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay…

War hadda soo dhacay aya sheegay in qarax aad u xoog badan uu Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mida magaalada caasimadda ah, waxayna wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu ka dhacay Wadadda Maka Almukarama degmada Hodon agagaarka Hotelka Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.

Xaaladda ayaa kacsan iyadoo ciidamadu ay goobta xireen, waxaana laga cabsi qabaa inuu qasaare dhimasho iyo dhaawac leh geystay qaraxa.

Qaraxa ayaa ka dhacay Baarka Hilaac UK oo aad ugu dhow Hotelka Maka Almukarama, waxaana halkasi qaraxa kadib ka dhacay rasaas.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON