Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Qarax Caawa ka dhacay magaalada Boosaaso

Wararka haa laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in goor dhoweyd qarax  ka dhacay magaalada Boosaaso.

Qaraxa ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inuu ka dhacay goob u dhow xarunta Bankiga Amal Plaza ee magaalada Boosaaso, waxaana qaraxa laga maqlay magaalada oo dhan.

Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ayaa xiray goobta qarax ka dhacay, waxaana socda baaritaan, iyadoo aan la soo sheegin qasaare uu geystay qarax caawa ka dhacay magaalada Boosaaso, marka laga reebo burburka gaaray xarunta Bankiga Amal.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON