Friday, July 11, 2025

DEGDEG: Qarax dhacay Magaalada Muqdisho oo qasaare geystay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkeynley, waxaana la sheegay ina ahayd miinada dhulka la geliyo oo lagu qarxiyay Gaari  uu watay sarkaal ka dowladda federaalka.

Laba askari ayaa la sheegau inay ku dhaawacmeen qaraxa oo qasaare kale geystay, waxaana goobta gaarya ciidamada ammaanka.

Qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay xaafadaha degmooyinka Wadajir iyo Dharkinley ee Gobolka Banaadir. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qasaaruhu intaas ka badan yahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON