Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Qarax Gaari oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho…

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa wararkii ugu horeeyay ee kasoo baxa waxay sheegayaan inuu ka dhacay Laami-yaraha Zoobe, halkaasoo ay ciidamada amniga xireen, waxaana la sheegay inu qaraxa ahaa mid lagu soo xiray Gaari yar oo u watay qof, kaasoo ku dhintay qaraxa.

Gaariga qarxay ayaa waxyeello soo gaartay, waxaana goobta xiray ciidamada Amniga oo u diiday socodka gaadiidka.

HOOS KA AKHRISO FAAHFAAHINTA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON