Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dahcay  magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare.Qaraxa oo ahaa nooca baabuurta lagu xiro ayaa ka dhcay xaafadda Taleex, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, waxaana dhaawacyo ka soo gaaray dadkii la socday Gaariga, iyadoo ciidamada ammaanka ay xireen goobta qaraxa ka dhacay.

Laba qof oo saarnaa qeybta hore ee Gaariga ayaa la soo weriyey inay dhaawacyo kasoo gaareen qarax, iyadoo midkood ay xaaladiisu culus tahay. Dadka degaanka ayaa sheegay in darawaalka gaariga oo magaciisa lagu sheegay Catoosh ay xaaladiisu liidato .

Ciidamada ammaanka ayaa ku sugan goobta qaraxu ka dhacay iyagoo joojiyey isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha goobtaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON