Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.

Qaraxa ayaa jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida magaalada, waxaana wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan inuu ka dhacay wadadda Maka Al-mukarama.

Uurada iyo qiiq ayaa cirka isku shareeray waxaana qaraxa loo maleynayaa inuu ka dhacay agagaarka Xaaji Baasto, halkaasoo la sheegayo in gaari qaraxyo ka buuxaan la dhigay uu qarxay.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in Ciidamada dowladda ay ka shakiyeen gaariga, iyadoo qasaare weyn aan la soo sheegin.

Wadada Al-mukarama oo ah wado muhiim ah ayaa marti u noqotay qaraxyo joogto ah, iyadoo ciidamada xasilinta oo meelo badan ku ugan aanay ku guuleysan inay ka hortagaan..

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON