War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Qaraxa ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Isgoyska shaqaalaha iyo Xaaji Baasto, waxaana jugta qaraxa laga maqlay qeybo ka mida magaalada iyadoo uuro madow ay cirka isku shareertay.
Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, waxaana jira qasaare kala duwan oo qaraxu dhaliyey, iyadoo ciidamada amniga ay xireen goobta qaraxu ka dhacay….
HOOS KA AKHRISO WARARKII UGU DANBEEYAY


LA SOCO WIXII SOO KORDHA..