Thursday, April 18, 2024

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho & Darawalkii Gaariga oo ka baxsaday (Sawirro)

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax gaari oo goor dhoweyd ka dhacay Wadadda Maka Almukaram, gaar ahaan agagaarka isgoyska shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Gaari miineysan oo la dhigay meel u dhow hotelka Mubaarak, waxayna wararku sheegayaan in darawalka gaariga oo laga shakiyey ay ciidamada amniga hotelka u yeereen, basle uu goobta ka baxsaday.

Warar kale ayaa sheegay in gaariga qarxay uu lahaa madaxa NISA ee maamulka Galmudug Cabdi Dheere. Qaraxa ayaa dhaliyay qasaare kala duwan, waxaana goobta oo ahayd meel mashquul badan xiray ciidamada amniga, inkastoo aanay cidna waxba ku noqon.

Ad

Gaariga qarxay ayaa dab qabsaday taasoo keenay in dadka iyo gadiidka kale laga fogeeyo, waxaana muddo kadib lagu guuleysay in la damiyo dabka oo in ka badan Nus saac socday, laakiin waxaa gubtay 3 gaari.

Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, outdoor and text
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON