Thursday, April 18, 2024

Kulankii Baarlamaanka oo furmay 2 saac kadib xilligii loogu talogalay. [Akhriso ajanedaha]

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay xaruntooda magaalada Muqdisho, kadib muddo 2 saacadood ah oo la sugayey inuu kooramku buuxsamo.

Kulanka oo maanta loo balansan yahay in looga doodo laba ajende oo kala ah warbixin laga dhageysanayo Guddiga Doorashooyinka iyo qeybinta hindise sharciyeedka wax ka bedelka Sharciga Furdooyinka ayaa ku furmay 141 xildhibaan, waxaana uu furmay 12:00 Duhurnimo.

Xildhibaannada Baarlamaanka ayey caado u noqotay inay kulmadooda furmaan Duhurtii, iyadoo ballanta lasiiyo ay tahay inay xaadiraan 9:00 subaxnimo, fadhiyaduna furmaan 10:00, laakiin maanta xilligaasi waxaa xarunta Baarlamaanka ku sugnaa 30 xildhibaan oo qura.

Image may contain: text
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON