Tuesday, July 1, 2025

DEGDEG: Qarax goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska  Sayidka ee laga ilaaliyo Madaxooyada Villa Somalia.

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa u dhoweyd Sayidka oo qaraxyo is-miidaamin ah hore uga dhaceen, waxayna u dhowdahay wasaaradda amniga xukuumadda ee xarunta Otto Otto, iyadoo gaariga qarxay uu ahaa nooca CARIB loo yaqaan.

Qaraxa ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, waxaana goobta uu ka dhacay xiray ciidamada amniga…waxaana la joojiyey isu socodkii dadka iyo gaadiidka.

Wararkii ugu danbeeyay  ee qaraxa ayaa sheegaya inuu ku dhintay qofkii Gaariga waday.

Image may contain: one or more people, car and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON