Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeeyay ku jirtay heegan amni.
Qaraxa kadib ayaa la maqlay rasaas xoog leh, waxaana wararkii ugu horeeyay ay heegayaan inuu qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Jubba iyo Xarunta Gaadiidka Ciidanka Booliska ee Degmada Cabdicasiis oo ah goob qeyb ka mida ay xiran tahay oo ay ku yallaan xafiisyo dowladeed.
Qiiq iyo uuro xoog leh ayaa hawada isku shareeray, iyadoo dadka aagga qaraxa ka dhacay ay sheegeen inay dhacday rasaas xoog leh…
HALKAN KALA SOCO WIXII SOO KORDHA…