Thursday, July 10, 2025

DEGDEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laagh helayo Magaalada Gaalkacyo  ayaa sheegayn  Qarax Is-miidamin ahaa uu magaalada ka dhacay goor dhoweyd.

Qraxa ayaa la sheegay in loola dan lahaa taliyaha Ciidamada isku dhafka ee Gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ka howlgala, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inuu dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhawac leh oo u badan Ciidamo.

Wararka ayaa sheegaya in 2 qof ay ku geeriyoodeen iyadoo 6 kalana dhaawac kasoo gaaray, waxaana weli isa soo taraya faahfaahinta qaraxa. Sarkaasha Ciidamada Gaalkacyo ayaa sheegay in qaraxa lala beegsaday  taliyihii ciidmada isku dhafka ah iyo ciidamo la socday

Waxaa qaraxa ku geeriyooday Taliyihii ciidamada isku dhafka Col. Cabdi C/laahi Maxamuud (Xoreeye), iyo Sarkaal kale oo lagu magacaabo Cabdi Qani Axmed Qeyre.

DEGDEG: Taliyihii Ciidamada isku-dhafka Gaalkacyo & Saraakiil kale oo lagu dilay Qarax is-miidaamin ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON