Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Bar ciidan oo laga ilaaliyo Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay duleedka magaalada.

Qaraxan ayaa la soo weriyay in lala beegsaday koontaroolka ciidamada ee degaanka Siinka dheer oo ay degan yihiin ciidamo isla markaana laga ilaaliyo caasimadda, halkaasoo qarax uu dhaliyay qasaare.

Wararkii ugu horeeyay ee qaraxa laga helo ayaa sheegaya inay qaraxa ku dhinteen laba askari, kadib miino dhulka la geliyay oo lagu qarxiyay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON