Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Ex. Koontaraal Afgooye oo askar badan lagu laayay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday bar ay ciidanka ku leeyihiin Ex. Koontarool Afgooye uu dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso  ayaa keenay inay dhintaan ugu yaraan 7 askari, iyadoo ay ku dhaawacmeen 13 kale, waxaana qaraxa uu baab’iyay maqaayad  iyo dukaan.

Wararkii ugu danbeeyay ee qarax ayaa sheegaya in qaraxa lagu bar tilmaameedsaday ciidamada fadhigoodu yahay Ex. Koontarool Afgooye oo ku badnaa maqaayada la geliyay, iyadoo xillig la qarxiyay ay ciidamo badan goobta ku sugnaayeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON