Saturday, July 5, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Ex. Koontarool Afgooye iyo Qasaare ka dhashay

Qarax ka dhashay gaari miineysan ayaa goor dhoweyd ka dhacay Ex. Koontarool Afgooye, duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii la damcay in la baaro gaari ku Koontaroolka doonayay inuu ka gudbo oo kadibna qarxay.

Gaarigan ayaa wararku sheegayaan in lagu tuhunsanaa fal isku day dil ah inuu maanta ka geystay magaalada Muqdisho.

Qaar ka mida askarta ku sugneyd koontaroolka ayaa waxyeelo ka soo gaarta, waxayna wararkii ugu horeeyay sheegayaan in dhaawac iyo dhimasho ay jirto.

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON