Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay halkaasi.
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka ayaa la sheegay in lala beegsaday saaka aroortii goob canshuuraha lagu qaado oo ku taallada koonfurta magaalada Baydhaba, gaar ahaan wadadda aada dhinaca magaalada Baardheere.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhinteen shan qof oo badan ciidamadii ku sugnaa goobta canshuuraha iyo dadweyne halkaasi ku sugnaa.
