Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu hordhac u ahaa weerar lagu qaaday hotel lagu magacaabo Five Star oo ku yaalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in weerarka loola dan lahaa taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka iyo saraakiil kale oo ku sugnaa hotelka la weerarray.

Waxaa weerarka lagu tuhunsan yahay in weerarka socda ay ka dambeeyaan Alshabaab…

Ad

HOOS KA AKHRISO WARARKII UGU DANBEEYAY

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON