Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in qasaare uu jiro.
Qaraxa ayaa ahaa mid lagu soo xiray Gaari, wuxuuna ka dhacay agagaarka Isgoyska Jubba Ee Magaalada Muqdisho.
Ilaa hadda waxaa la sheegay inuu qof ku dhintay saddex kalena ay ku dhaawacmeen. Waxaana gooa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Ammaanka ee magaalada Muqdisho.
Goobjooge.com