Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo wararkii ugu danbeeyay ee laga helay..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax weyn laga maqlay xaafado ka tirsan degmooyinka Shangaani iyo Xamarweyne.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Qof isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa uu isku Qarxiyay Goob Maqaayad ah oo ku taala Xaafada Saddexda Geed ee degmada Shangaani, una dhow Saldhiga Booliska Degmada Shangaani iyo xarunta wasaarada Isboortiga.

Qasaara kala duwan ayaa ka dhashay Qaraxa waxaana jira Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Dadkii Maqaayada ku sugnaa oo warar kala duwan kasoo baxayaan.

Waxaa goobta gaaray ciidamada Amniga iyo gaadiidka gurmadka degdegga ah…

Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxa halkan ka akhriso:

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON