Saturday, July 12, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lagu beegsaday Afhayeenka Xukuumadda

Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Jidka Maka Almukarama, agagaarka Isgoyska Shaqaalaha.

Wararka la helay aya aheegaya inuu qaraxu ahaa Qof is-miidaamiyey oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kaasoo beegsaday Gaari uu la socday Afhayeenka xukuumadda Federaalka.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qasaaraha qaraxa ka dhashay iyo xaaladda Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo la sheegay inuu dhaawac soo gaaray.

LA SOCO FAAFAAHINTA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON