Sunday, July 20, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Qarax culus ayaa goor dhoweyd  ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan caasimadda.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay  Isgoyska Folorensa ee Degmada Wardhiigley, gaar ahaan inta u dhaxeysa Saldhigga iyo Isgoyska, waxaana lasoo weriyay inuu jiro qasaare ka dhashay qaraxa.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in  Qaraxa uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso ee meelaga fog laga hago waxaana lagu  qarxieyy Gaari ay leeyihiin ciidamada Booliska oo goobtaasi marayay.

Qaraxa lagu bartilmaameedsaday Taliyaha Saldhigga Degmada Deyniile Macalim Faarax iyo Ciidan la socday, Gaariga Taliyaha ayaa la sheegay in waxyar ka hor uu ka gudbaday goobtaasi, iyadoo dhaawacyo firar ah oo soo gaaray Ciidan la socday Taliyaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON