Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay degmada Wadajir, gaar ahaan xaafadda Dan-wadaagta oo ah meel laga ilaaliyo Garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo qarax uu ahaa mid culus.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya waxa loo adeegsaday qaraxan, wararka qaar ayaa sheegaya inuu qarxay Gaari yaallay agagaarka Masjid ku yaalla Isgoyska Ceel Qalow. Ciidamada ammaanka ayaa qaraxa kadib riday rasaas fara badan, waxaana la soo weriyey inuu khasaare ka dhashay.

Faahfaahin Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Mas’uul ka badbaaday in la khaarijiyo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON