Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Qarax weyn oo Caawa ka dhacay Muqdisho iyo wararkii ugu danbeeyay…

Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya inuu qaraxa geystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo isku miidamiyey Maqaayadda ku taalla jidka taga Garoonka Muqdisho ee Gelato Divino. Maqaayada ayaa ina badan lagu iibiyaa Jalaatadda Ice Cream, waxaana taga dad badan.

Qasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh ayaa la soo sheegay inuu halkaasi ka dhacay, waxaana goobta xiray ciidamada Amniga.

Ilaa shan qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen qaraxa, halka dhaawacu ka badan yahay intaas. waxaaa socda gurmadka iyadoo dadka gooba ku waxyeeloobay ay u badan shacab uu isku miidaamiyey qof is-miidaamiye ahaa..

FAAHFAAHINTA HOOS KA AKHRISO

FAAHFAAHIN: Is-miidaamiye Dad badan ku laayay Maqaayad ku dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON