Saturday, July 12, 2025

DEGDEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay halkaasi.

Qaraxa ayaa laga maqlay magaalada, waxaana wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan inuu ka dhashay qof is-miidaamiye ahaa  oo lala beegsaday goob ciidan oo lagu baarayay gaadiidka.

Ciidmada Booliska ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen 4 qof oo uu ku jiro ninkii is-miidaamiyay iyo askari, waxaana kaloo ku dhaawacmay in ka badan 7 qof.

 

Askariga dhintay ayaa la sheegay inuu baarayay gaadiidka, isagoo uu si toos ah u abaaray qofka is-miidaamiyaha ah, waxayna goobta qaraxa dhacay ay ku taallaa bartamaha magaalada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON