Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Qarax weyn oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax weyn ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Sida wararkii ugu horeeyay sheegayaan qaraxa ayaa ruxay bartamaha magaalada, waxaana laga maqlay qeybo ka mida magaalada.

Qarax ayaa la sheegay inuu ahaa gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo ku qarxay agagaarka Dekadda Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday Baar ku dhow Dekadda Muqdisho…, waxaana goobta gaaray ciidamada ammaanka iyo gaadiidka gurmadka degdegga.

Qasaare dhimasho iyo dhawac leh ayaa la soo weriyay inuu qaraxu dhaliyay… wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka.

SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay Agagaarka Dekadda Muqdisho

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON