War hadda soo dhacay aya asheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka Ceelgaab, gaar ahaan dhinaca Beerta nabadda, agagaarka madaxtooyada, waxaana cirka isku shareeray uuro iyo qiiq.
Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari laga soo buuxiyey waxyaaabaha qaraxa, wuxuuna imaanayaa xilli si weyn loo adkeeyay amniga magaalada oo la xiray isu socodka dadka iyo in gaadiidka ay soo galaan caasimadda.
Hoos ka Akhriso Wararka iyo Warbixinnadii ugu danbeeyay
Wararkii ugu danbeeyay Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho & Rasaas xoog leh oo socota
FAAHFAAHIN: Qaraxyo Mattaane ah & Dagaal toos ah oo lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya
Saddex ka mida Maleeshiyada Alshabaab oo la dilay & Alshabaab oo sheegatay Qaraxyadii Muqdisho
SAWIRRO+MUUQAAL: Qaraxyadii & Weerarkii Alshabaab ku qaaday Madaxtooyada Soomaaliya