Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Qarax weyn oo ka dhacay magaalada Muqdisho & rasaas socota

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn gilgilay bartamaha magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska mashquulka badan ee  KM4.

Qaraxa oo meelo badan laga dareemay magaalada Muqdisho ayaa waxaa xigay rasaas xoog leh oo ka dhaceysa halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxyada iyo rasaasta socota ay ku dhowdahay xarunta CID-da ee dembi baarista Booliska Muqdisho.

LA SOCO FAAHFAAHIN….

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON