War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn laga beegsaday Bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
Qaraxa ayaa waxaa geystay gaari qaraxyo laga soo buuxiyay, waxaana lala beegsadaykoontaroolka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inuu qasaare u geystay askar iyo ciidamo.
Wararkii ugu horeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya in wadadda la xiray, isla markaana ay istaageen gaadiidkii u kala socday Muqdisho iyo Afgooye.
LA SOCO FAAHFAAHINTA…