Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay xarunta Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaasoo la sheegay in gaari caasi ah oo laga buuxiyay waxyaabaha qaraxa lagu weeraray.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qasaare badan uu goobta ka dhacay, waxayna degmada kaabiga ku heysaa suuqa weyn ee degmada Wadajir oo ka mida suuqyada ugu waweyn ee magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu danbeeyay Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & Qasaaraha oo kordhaya

SAWIRRO: Qarax is-miidamin ah oo burburiyay xaruntii Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON