Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo Goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay Caasimadda, gaar ahaan jidka taga Garoonka Muqdisho, waxaana laga maqlay inta badan degmooyin ka mida magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya inuu qaraxa ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4, barta laga ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee una dhow Hotel Afrik, iyadoo qaraxa kadib ay rasaas fureen ciidamada Amniga.

Qaraxyo kale oo is daba joog ah ayaa goobta ka dhacay, iyadoo wararku sheegayaan inuu isku hor imaad ka socdo Hotelka Afrik ee halkaasi ku yaalla.

Waxaa weli soo baxaya faahfaahinta qaraxa oo warar kala duwan sheegayaan inuu geystay qasaare kala duwan…

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON