Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya inuu Qaraxa  oo ahaa mid xoog leh uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayid ee magaalada Muqdisho, halkaasoo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

Qaraxa ayaa ruxay goobta waxaana uu bartilmaameedkiisu ahaa xarunta Wasaradda Arrimaha gudaha ee Oto Oto, iyadoo rasaas hadda laga maqlayo goobta, waxaana jira qasaare baaxad leh.

Gaadiidka gurmadka ayaa ku qulqulaya goobta, waxaana soo baxaya wararkii ugu horeyeay qarax oo  muuqda inuu yahay kii ugu weynaa muddo bilo ah.

Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxa Muqdisho & Rasaas ka socota Xarunta Wasaaradda Gudaha…

Faahfaahin: Alshabaab oo sheegatay Qaraxii Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Maleeshiyo gudaha u gashay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON